Xabsi Qurux badan oo laga Dhisay Muqdisho oo maanta xariga laga jarayo

Waxaa maaanta oo sabti ah lagu wadaa in si rasmi ah xariga looga jaro mid kamid ah xabsiyada ugu weyn sidoo kale ugu quruxda badan Geeska Afrika oo laga dhisay magaalada Muqdisho. Furitaanka xabsigan sida casriga loo dhisay ayaa lagu soo aadiyay munaasabada aas aaska ciidanka Asluubta Soomaaliya, waxaana la filayaa in xabsiga si rasmi … Continue reading Xabsi Qurux badan oo laga Dhisay Muqdisho oo maanta xariga laga jarayo